Maamulka iyo bulshada Deegaanka Goobweyn oo codsaday in la dhiso jidadka Deegaanka.

0
123

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shacabka Ku Nool Deegaanka Goobweyn ee Maamulka Jubbaland ayaa cabasho ka muujiyay Bur-burka wadooyinka ay Saameysay fatahaadii ku dhufatay degaankaasi iyagoono Codsaday in loo dhiso.

Wadooyinka Gala ama ka Baxa deegaanka Goobweyn ayaa xiligaan waxaa ka muuqdo Burbur Xoogan kaasi oo kasoo gaaray Fahaadda wabiga Jubba iyadona ay adag tahay marinka wadooyinkaas.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa