Maamulka iyo bulshada deegaanka Docolley ee gobolka Galguduud oo shir ka yeeshay horumarinta deegaanka.

0
183

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan oo looga arinsanayay horumarinta Deegaanka Docolley oo hoos taga degmada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa lagu qabtay deegaankaas.

Kulanka ayaa waxaa ka qayb-galay wax-garadka deegaanka qeybaha kala duwan ee bulshada iyo maamulka deegaanka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa