Maamulka iyo Ardayda Iskuulka Waamo oo ka aragti dhiibtay Natiijada Imtxaankii Sanadkan

0
195

Iyadoo Horraantii todobaadkan ay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya soo Bandhigtay Natiijada Imtixaankii ay sanadkan ka qaadday ardayda Dugsiyda sare ee dalka, ayaanu iskuulka Waamo ee magaalada Dhoobley maanta Booqasho ku tagnay Maadaama uu kamid ahaa Iskuulada Kaalmaha hore kaga jira Imitxaankaasi.

Xamdi Sugow Lamaane ayaa ka warramaysa