Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Iskuulka Somali Central ee Magaalada Baladweyne ayaa sheegay in fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ay siin doonaan ardyda danyarta iyo kuwa agoonta ah ee aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashadka iskuulka.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa