Maamulka Iskuulka Sayid cumar ee degmada kismayo oo codsaday in laga caawiyo hormarinta adeegyada muhiimka u ah xaruntaasi

0
156

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Iskuulka Sayida cumar oo ay wax ku bartaan arday danyar ah iyo kuwo qaba baahiyaha gaarka ah ayaa bulshada Soomaaliyed ka codsaday in ay ka caawiyan hormarinta adeegyada muhiimka u ah xaruntaasi.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan faah faahinaya