Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarshada ayaa ah furaha noolasha , waxayna bulshada kunool magalada Kismaayo ay daremeen ahmiyada ay leedahay waxbrashada.
Iskuuladda ay gacanta ku hesa wasaarada waxbarshada Jubbland ayaa ah kuwa ardeyda dhigta ay ka helaan w axbarho lacag la,aan ah si ay waxbarshadood heer sare oga garaan.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya