Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Iskuulka mwangaza ee Deegaanka Dhoobley ayaa ka codasay Ha’yadaha samafalka iyo Dowlad Goboleedka Jubbaland in laga Caawiyo dhismaha Fasalo Cusub si loo ilaaliyo kala foogaanshaha Ardeyda islamarkana looga gaashaanto cudurka covid 19.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa