Maamulka Iskuulka Ibnu Mubaarak ee Deegaanka Dhoobley oo kawarbixiyay Xaalada waxbarasho ee Iskulkaasi

0
268

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka dhoobley ayaa mudooyiinki dambe  sameynayay kobac dhanka waxbarashada ah, xaruumo waxbarasho ayaa deegaanka ku soo kordhayan maalinba maalinta kadambeysa iyada oo waliba xiligan magalada dhoobley ay ku yaalan iskulaad iyo macaahid kala duwan oo bixiya adeegyada waxbarashada, ayaa hadana waxaa wali socdaa kobcinta waxbarashada aasaasiga ah ee deegaanka.

Warbixintan waxaan ku eegeyna sida wax looga barto iskuulka ibnu mubarak oo kamid ah iskuulaada ku yaala deegaanka

Hadaba maamulaha iskulkaasi macalin Hamsa Cabdisamad ayaa kawarbixiyay adeegyada waxbarasho ee ardayda u fidiyaan.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya