Maamulka Iskuulka Hoose,Dhexe ee Dhoobley oo kawarbixiyay baahiyaha waxbarasho Iskuulkaasi.

0
106

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuulka hoose dhexe ee dhoobley oo  kamid ah iskuulada ku yaalada magaalada dhoobley ee gobolka jubada hoose ayaa waxaa kajira baahiyo dhanka waxbarashada ah kuwaas oo wax ka qabasha u baahan.

Baahiyaha waxbarasho ee iskuulka kajira ayaa waxaa kamid ah ardayda wax ka dhigta iskuulkaasi ineysan heysanin agab waxbarasho oo dhameystiran.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya