Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobaolka Jubbada Hoose waxaa ku yaala xarumo kala duwan ku waas oo loogu tala galay in Haweenka lagu baro farsamada gacanta si aqoon tooda iyo xirfadohooda kor loogu qaado.
xarunata Farsamada gacanta Sayid Cumar ayaa ka mid ah goobaha Haweenka lagu baro farsamada gacanta waxaa xirfadaha xaruntan dumarka lagu baro ka mid ah Cilaan saarka,Harqaanka, samaaynta shaanbada,d har karinta iyo xirfado kale sido kale waxaa Haweenka la baraa qorista Afka-Soomaliga, Xisaabta iyo maadada ingiliishka, waxaana Iskuulka wax ka dhiga 16 Macalin oo rag iyo dumar isugu jira ku waas oo aan wax mushaar ah qaadan.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya