Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuulka Hoose Dhexe Sare ee Cumar Binu Khataab waxa uu kamid yahay Iskuulada ugu horeeyay ee laga hirgaliyay Degmada Dhoobley, waxa uuna sanadba sanadka ka danbeeya sameynayay hormarro dhanka Waxbarashada ah.
Ustaad Cabdullahi Maxamud Abiib oo ah Maamulaha Iskuulka Cumar Binu Khataab oo la hadlay warbaahinta sanguuni ayaa kawarbixiyay aasaskii Iskuulka iyo hormarrada dhinaca waxbarashada ah ee uu sameeyay Iskuulka.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya