Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaro ka soo jeeda Degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay oo kamid ah dhalinyarada waxbaratay ayaa Degmada waxay ka hirgaliyeen iskuul lagu magacaabo Al-Hudda College kaasi oo ardayda lagu baro maadooyinka kala ah Af-soomaali English iyo xisaab.
Ardeyda dhigata Al-Hudda College ee Degmada Qansax-dheere maheystaan agabkii Iskuulka sida Miisas, Kuraas iyo agabka kale ee waxbarashada madaama Iskuulka Degmada ay ka hirgaliyeen dhalinyarada Deegaanka ee gartay in ay aqoontooda ugu faa’iideyaan Ardayda Degmada.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa