Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Gobweyn waxaa uu ka mid yahay Deegaanada dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo waxaa ayna dadka Deegaanka ku nool baahi wayn u qabaan inaay helaan adeegyada aas aasiga u ah noloshada Aadanaha oo ay ugu horayso adeeg waxbarasho oo dhamaystiran.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa