Maamulka Isbtaalka Badar oo ka Warbixiyey Saameynta uu Leeyahay Cudurka tayfoodhka.

0
135

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Cabdisalaan Yare Xuseen oo kamid ah dhaqaatiirta ka howlgasha Isbitaalka Badar ee Magaalada Dhoobley ayaa sharraxaad kabixiyay halista cudurka tayfoodhka iyo sida looga hortagi karo.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan inooga diyaariyay