Maamulka Isbitaalka Xamar oo daahfuray adeeg lacag la’aan ah oo la Xiriira hooyada iyo dhalaanka

0
132

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadan oo lagu daahfurayay qeeybta hooyada iyo dhalaanka isbitaalka Xamar ayaa waxaa loogu adeegi doonaa hooyada iyo ubadkeeda.

Xarunatan ayaa waxaa hirgilinteeda waxaa iska kaashaday maamulka isbitaalka isbitaalka Xamar iyo hay,ada Kheeyraad oo kashaqeysha arimaha caafimaadka.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya