Maamulka Isbitaalka Guud ee Magaalada Kismaayo oo kawarbixiyay baahiyaha Isbitaalka

0
127
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isbitaalka Weyn ee Magaalada Kismaayo waa Isbitaalka kaliya ee ku yaalo Magaalada kismaayo kaas oo bixiya adeeg lacag la’aan ah, waxaana Isbitaalka gacanta ku haya Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada.
Isbitaalka ayaa wuxuu yahay mid ay udhameystitan yihiin adeegyadii caafimaad ee uu ubaahna bukaanka, qaliinada, sheybaarka, cumputer-ka, iyo adeegyo kale oo intaas ka badan oo uu isbaalka siiyo bulsho weynta kunool magaalada  iyo nawaaxigeeda.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya