Maamulka Isbitaalka Dr Xabeeb Oo ku baaqey in laga qeyb qaato dhismaha Xarunta ilowshiyaha.

0
112

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isbitaalka Dr Xabeeb oo ay ku jiaan Bukaana qaba Cudurka ku dhaca dhimirka ayaa dhawaan laga dhagax dhigey qeybta dadka da,da ah ee Xusuusta Beeley si loo dhise islamarkaana loogu faa’iideeyo dadka da’da ah ee Xusuusta Beeley ayaa Ganacsato iyo dad Muxsiniin ah gaarsiiyeen lacag dhan 15kun oo Dollar.

Dr Cabdiraxman Cali Cawaale Xabeeb ayaa ka mahad celiyay Deeq lacageed oo lasoo gaarsiiyay isagoona baaq u diray Hay’adda Hormuud Salam Foundation in ay ka qeyb qaadato dhismaha Xaruntaan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya