Maamulka Isbitaalka Dhoobley oo sheegay inay keeneen qalab lagula socda Caafimaadka uur ku jirto Haweenka

0
191

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Maamulka Isbitaalka deegaanka Dhoobley oo la hadlay Warbaahinta Sanguuni ayaa sheegay inay haystaan qalab loogu tala galay Caafimaadka uur ku jirta Haweenka, taasina ay keentay inay Haween badan ka mahad naqeen adeegga Caafimaad ee loo sameeyey.

Cumar Maxamed Dayib ayaa ka warramaya