Maamulka Isbitaalka Degmada kismaayo oo lagu wareejisay gaari umbulance ah.

0
179

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada Jubbaland ayaa maanta Isbitaalka Degmada kismaayo ku wareejisay gaariga gurmadka deg dega ah ee caafimaadka ee loo yaqaano umbulance kasoo loogu adeegi doono bulshada ku nool Degmada kismaayo.

Maxamed Sheekh Axmed oo kamid ah Mas’uuliyiinta Isbitaalka guud ee Degmada kismaayo ayaa u mahadceliyay Wasaaradda Cafimaadk Jubbaland sidey uga go’an tahay in bulshada Jubbaland ay helaan adeeg caafimaad oo dhameystiran.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya