Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isbitaalka guud ee daryeel waxa uu u soo kordhiyay bulshada ku nool magaalada kismaayo mashiino loogu talagalay in lagu baadho xanuunada ku dhaca uur ku jirtada
dhaqtarka guud ee cudurada iyo dheefshiidka yuusuf maxamed cumar aya kawarbixiyay adeegayada uu qabto mashiinkan cusub sidookale waxa uu sheegay In mudadii u danbaysay in ay ku guulaysteen dhor kiis iyagoo isticmaalaya mashiinkan cusub
Geesta kale agaasimaha guud ee isbitaalada daryeel DR axmed maxamed xusseen ciro ayaa bulshada ugu baaqey inay ka faa’iidaystaan adeegyada dheeriga ee uu isbitaalku soo kordhiyay
Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya