Maamulka Hirshabelle oo Sheegay in wax laga qaban doono goobaha uu ka jilicsan yahay wabiga.

0
141

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulan looga hadlayay waxka qabashada wabiga shabelle ayaa ka dhacay wabiga dhexdisa iyadoo ay goob joog ka ahaayeen ururarada haweenka, maamulka degamada jowhar, ciidamada amniga,wasaaradda beeraha hirshabelle iyo wasaaradda haweenka hirshabeelle

Duqa magaaladaasi maxamuud xasan barise uu ka hadlay xaalada wabiga.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya