Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Jowhar ee caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabelle waxaa ku yaalo ganacsiyo badan oo soo koraya kuwaasi oo mararka qaar la kulmo daruufo adag, waxaana haatan Dowlad Gobaleedka Hirshabelle loogu baaqay in canshuur dhaaf iyo dhiiro gelin loo sameeyo.
Maxamed Xaaji waxaa uu kamid yahay aqoonyahanada bartay cilmiga dhaqaalaha iyo Ganacsiga waxaa uuna sheegay in ganacsiyada soo koraaya ay kaalim muhiim ah ugu jiraan bulshada iyo Horumarka Ganacsiga.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya