Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa magaalada jowhar ka daah-furay mashruuca daryeelka bulshada nugul qeybtiisa 2-aad oo waxtar u leh bulshada ku nool Deeganada Dowlad Goboleedka Hirshaelle.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa