Maamulka Guriceel oo koob is dhex gal Bulsho ah u qabtay dhalinyarada xaafadaha Degmadaas.

0
74

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiye ku xigeenka Degmada Guriceel mudane Shaafici Jaamac Cabdi oo ay wehlinayeen Agaasimaha arrimaha bulshada Degmada taliye xigeenka police-ka iyo madaxa sports-ka degmada ayaa daah furay Ramadan Cup oo ah koob bisha ramadan ka socon doona Degmada Guriceel.

Guddoomiye Shaafici ayaa tilmaamay in ciyaaruhu ay ka mid yihiin waxyaabaha horseeda is dhex-galka bulshada isaga oo sheegay in maamulka degmadu uu dar-dar gelinayo wax walba oo sababaya is dhex-gal bulsho.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya