Maamulka Gobolka Togdheer oo bulshada uga digay burcad si online ah u dhaca dadka

0
45

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha gobolka Togdheer Maxamuud Saleebaan ayaa bulshada gobolkaasi ugu baaqay inay ka digtonadaan ablikeeshano lagu dhacay lacago kuwaasi oo ay saameyn kala kulmeen dad badan oo ku nool Somaliland .

Aplicationadan ayaa qofka marka uu dhigto lacag waxaa uu ka helayay faa’iido joogto ah iyadoo marka dad badan ay kusoo biireen la qaatay dhamaan lacagihii la dhigtay.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa