Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose oo Xariga Kajaray Xarumaha Degmada Wanlaweyn.

0
30

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Mudane  Ibraahim Cali Najax oo uu wehliyo Guddoomiyaha Degmada wanlaweyn ayaa xariga kajaray Xarumo Maamulka Degmada Wanlaweyn oo muddo afar bilood ah dhismahooda soday ugu horeen Guddoomiyaha Degmada Wanlaweyn ayaa ka hadlay Marxaladaha Dhismaha Xafiisyadaan soo mareen.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawarmaya