Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe oo ku Baaqay in dib loo Hagaajiyo Biyo Xireenka Sabuun.

0
143

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe ahna Duqa Magaalada Mudane Axmed Meyre Makaraan Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamanka Hirshabelle ahna kusimaha Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Mahad Hassan Osman ayaa kormeer ku tagay biyo xareenka Buundada Sabuun.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah faahinaya