Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose oo Horumarin ku sameynayo Saldhigyada Booliska

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa Kormeer ku tagay Deegaanka Jaziira ee Degmada Afgooye si ay usoo qiimeeyaan baahiyaadka adeegyada Bulshada ee halkaasi ka jira iyo sida ay tahay in wax loogu qabto gaar ahaan Xarumaha loogu adeego Bulshada.

Deegaanada Ceelasha biyaha Jaziira iyo Degmada Afgooye ayaan lahayn wax Saldhig Boolis ah kuwa hada lagu shaqeeyana ay yihiin kuwa Burbursan maadama mudo sodon sano ka badan aan la dayactirin sidaa darteed ay jirto baahi Saldhig Boolis Bulshada loogu adeego.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa