Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose oo dib u howlgelinayo Xaruumaha Danta Guud.

0
8

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Markii ay Burburtey Dowladii Dhexe Ee Soomaaliya inta badan waxaa Gacanta Dowlada ka baxay Goobihii danta guud sida dhismiyaasha iyo kaabayaasha dhaqaalaha oo ay ugu horeeyaan Warshada iyo Xarumaha lagu baran jirey Xirfadaha dalka u baahnaa.

Deeganada Gobolka Shabeelaha Hoose waxa uu kamid yahay Goobaha ay Dowladii hore ka hirgelisey Xarumo danguud sida Xerada Kacaanka,Xero Maleesiya iyo Jaamacada Beeraha oo Dhamaanba ku Yaala Deegaanka Carbiska,waxaana booqasho ku tagay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa