Maamulka gobolka Mudug oo ku guuleystay xallinta colaad ka dhacday Deegaanno ka tirsan gobolka Mudug

0
87

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamullada Gobolka Mudug ee Galmudug iyo Puntland ayaa ku guuleystay inay xaliyaan colaad ay dad ku dhinteen oo ka jirtay aagagga Afbarwaaqo iyo Towfiiq.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya