Maamulka Gobolka Hiiraan oo soo saaray awaamiir ku Saabsan sugida Amniga.

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Hiiraan usoo saaray Awaamiir ku socoto Bulshada ku nool Magalada Baladweyne islamarkana la xariirto sugidda amniga Magaalada.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya