Maamulka Gobolka Hiiraan oo sheegay in 8 qof ay ku geeriyootay Fatahaadda Wabiga Shabelle.

0
131

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa isa soo tarayo xadiga biyaha fatahada Wabiga Shabelle ee u ka gaysanayo Magaalo xarumedka Gobolka Hiiran ee Baladweyne kuwas oo geystay qasaro nafeed iyo mid hantiyadeed.

Ilaa iyo 8 qof ayaa la xaqiijiye in ay ku geeriyooden daadka biyaha wabiga uu ka geysta Baladweyne sida ay xaqiijiyeen Masuliyinta Maamulka Gobolka iyo ka Degmada Baladweyne.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa