Maamulka gobolka Hiiraan oo dib u dayactir ku bilaabay Garoonka Diyaaradaha Beledweyne

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa daah-furay qorshe dib loogu dayactirayo qeybo kamid ah garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Baladweyne.

Wadayaasha dayuuradaha ayaa walaac xoogan kam muujiyay isticmaalka dhabaha ay diyaaradaha ku ordaan ee garoonkaasi.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya