Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili Qeybo kamid ah Gobalada Dalka uu ka bilaabmay xili Roobaadkii Deyrta islmaarkaana Wabiga Shabelle ee dhaxmara Magaalada Baladweyne uu wado Biyo aad uu badan lagana cabsi qabo in uu fatahaad sameeyo Wabiga Shabelle ayaa Maamulka Gobolka Hiiraan waxaa ay digniin u direen Bulsahda ku nool Gobolka iyagoona ugu baaqay in ay feejignaan dheeri ah muujiyaan.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahineya