Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyada oo lagu duulayo baahida ah in la helo xero lagu tababaro ciidamada bada soomalia ayaa dawlada fedraalka Somalia waxa ay u qoondeesay in xaruuntaasi militaare laga dhiso dhulka ku yaala dhabarka dambe ee xerada tababarka Booliska janaraal daahiye.
Kusimaha gudoomiyaha gobolka baanadir iyo duqa muqdisho ahna gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda Maxamad Axmed Diiriye oo warbahinta la hadlay ayaa ka sheegay inaysan jirin wax lacago ah oo laga qaadayo dadka maydadkooda la baxaya.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa