Maamulka gobolka Banaadir oo sheegay in ay shaqeynayan hubinta tayada Daawada Dalka.

0
83

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa ka dhawaajiyey in maamulka uu usoo jeesan doono sidii talaaba cad looga qaadi lahaa dadka ka ganacsada daawooyinka dhacay iyo sidoo kale dhaqaatiirta aan qibrada laheyn,

Guddoomiye Yabooh ayaa sheegay in ay jiraan dad ka ganacsida daawooyin aan tayadooda la hubin maamulka gobolkana ay la imaanayan qorshe arrintas wax looga qabanayo.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa