Maamulka Gobolka Banaadir oo shaaciyay Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad.

0
253

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad lagu Shaacinayay Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Sanad Dugsiyeedka 2024/ 2025 ee Gobalka Banaadir ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Waxaana Munaasabadda lagu shaacinayay Natiijada Imtixaanka ka qeyb galay Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr Xasan Maxamed Xuseen Mungaab iyo Masuuliyiin kale.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya