Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa XFS ayaa maamulka gobolka Banaadir ku wareejisay dhir loogu talagalay bilicda iyo dhireynta Caasimadda dalka ee muqdisho.
munaasabada wareejinta dhirta logo talagalay dhireynta caasimada soomaaliya ayaa ka dhacday xarunta keydka ee wasaarada xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa taasoo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan wasaarada xaanada xoolaha maamulka gobolka banaadir iyo marti sharaf kale.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa