Maamulka Gobolka Banaadir oo dib u habeyn ku sameeyay xarunta gurmadka Deg dega ee gaadiidka

0
151

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Waaxda Gaadiidka Dowladda Hoose ee Xamar Cabdiqadir Axmed Cigale ayaa ka warbixiyay dib h habeyn iyo qalabeyn lagu sameeyay xarunta gurmadka deg dega ee gaadiidka dowlada hoose ee xamar.

Qeybaha la dayactiray waxaa kamida xafiisyada xarunta masaajidka qeybta baakinka iyo qeybta lagu dacaytiro gawaarida ciladoobay.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya