Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Hay’adda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SODMA) ku wareejiyay deeq lacageed oo gaaraysa $200,000 (laba boqol kun oo doollar), si loogu caawiyo dadaallada gurmadka abaaraha ka taagan Gobolka Awdal.
Cabdiqani Sheekh Cali. ayaa ka warramaya