Maamulka gobolka Banaadir oo bilaabay qorshe looga horatago saameynta Roobka gu’ga.

0
106

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Gobolka Banaadir oo diyaar garow xoog leh ugu jira xili roobaadka Gu’ga ayaa Biya bixin ka sameeyay Warta Sigaale ee degmada Hodan,

Biya bixintan ayaa la sameeyey degmooyin badan oo ka tirsan gobolka Banaadir.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya