Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaabay Barnaamijka Diiwaangelinta Qoyska.

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Gobolka Banaadir oo 34 sano kadib maanta bilaabay barnaamijka Diiwaangelinta Qoyska oo ah Barnaamij Dalka oo dhan ka jiray xiligii Dowladii Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre.

Burburkii dalka ayaa sababay in ay lunto xogta Diiwaangelinta Qoyska Maamulka Gobolka Banaadir ayaana hada dib u bilaabay waxaana uu si rasmi ah uga bilowday Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya