Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Saalax Cumar Xassan oo shir jaraa’iid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dadka xoolo dhaqatada ee ku nool Magaalada Muqdisho looga baahan yahay inaysan xoolahooda ku soo deyn jidadka magaalada islamarkana cidii u hogaansami weysa ay la kulmi doonaan ganaax lacageed.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya