Maamulka Gobolka Baay OO Wada dib-uheshiisiinta Bulshada.

0
36

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Gobolka baay ayaa wado dadaalo looga arinsanaayo Sidii Looga wada shaqeyn lahaa Hananka lagu Nabadeynaayo Bulshada Degaanada Konfur Galbeed ee soomaliya Loona Hormarin lahaa Sidii Qeybaha kala duwan ee Bulshada u wada heli Lahaayeen Adeegyada Bulshada ee aan qaar ka mid ah Degaanadaas gaar aan ka jirin.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahinaya