Maamulka Gobolka Baay oo kawarbixiyey Horumarada Adeegyada Bulshada.

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmooyiinka Gobolka Bay Gaar ahaan Degmada Baydhabo ayaa waxaa ka socda Adeegyada Horumarada Bulshada oo ay kamid yihiin dhismaha Mashruuca Wadooyiinka Guud ahaan Gobolka.

Maamulka Gobolka Bay oo ka hadlay ayaa sheegay in dadaalo badan ay gelinayaan sidii loo heli lahaa wadooyiin loo dhisey si qurux badan oo ay yeelanayaan Degmooyiinka Gobolka Bay.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa