Maamulka Gobolka Baay oo Awaamiir ka soo saarey Qashinka lagu Shubo dhul Beereedka.

0
66
Screenshot

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo laga duulayo cabasho ka timid dadka beeraleyda ah ee duleedka Magaalada Baydhabo ku leh beeraha qudaarta ayna cabasho ka ahayeen qashinka lagu daadinaayo hareeraha wadooyinka beeraha si wax looga bedela ayaa waxaa uu maamulka gobolka Baay kormeer ujeedkisu ahaa u kuurgalida arimaha Degaanka loogana jawabaayo Codsiyada beeraleyda u ugu tagey beeraha duleedka Magaalada Baydhabo si ay u arkaan xaaladooda.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya