Maamulka Gobalka Banaadir oo wado Qorshaha Naqshadaynta cusub Degmada Darusalaam.

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiye ku-Xigeenka arimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Cabdicasiis Cusmaan Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Maamulka gobalka Banaadir uu wado qorsho lagu Hormarinaayo degmada Darusalaam si aay ula mid noqoto degmooyinka kale ee Gobalka Banaadir.

Qorashaha horumarinta degmada daarusalaam ayaa waxaa kamid ah nashqadeeyn cusub oo loo dhisaayo degmada,dhismaha wadooyinka iyo cagaarinta Degmadaaasi.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya