Maamulka Garoonka Diyaaradaha Kismaayo oo kawarbixiyay dhismayaal cusub oo lagu soo kordhiyay garoonka

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Garoonka Diyaaradaha Kismaayo ayaa uga mahad celiyay Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Jubbaland dhismayaasha cusub ee lagu soo kordhiyay garoonka kaasi oo ah Hool loogu talagalay inay ku nastaan dadka Rakaabka ah.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya