Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ayaa soo saaray amarro cusub oo la xiriira Maamulka iyo Amniga Garoonka.
Amaradan ayaa la filayaa inay saameyn ku yeeshaan hawlgalada garoonka iyo habka socdaalka rakaabka.
Ujeeddadoodu waa in la xoojiyo amniga, lagana hortago khataraha suurtagalka ah, iyadoo sidoo kale la hagaajinayo adeegyada garoonka.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya