Maamulka Galmudug oo ku baaqay in laga wada qeyb qaato joojinta colaad Beeleedyada.

0
74

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa Bulshada ku nool maamulkaas ugu baaqay inaay ka qeeyb qataan joojinta colaad-Beeledyadda.

Madaxweynaha ayaa Culuma udiinka,Odayasha iyo siyaasiinta ugu baaqay inaay doorkooda ka qataan islmarkaana aay maamulka ku garab istakaan joojinta dagaal Beledyada.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya